Wasaaradda Difaaca Sacudiiga ayaa sheegtay in ay ka hortagtay gantaal ay malleeshiyaadka Xuutiyiinta dalka Yemen maanta oo Talaada ah ku tuureen magaalada Riyadh ee caasimada Sacuudiga. from VOA http://ift.tt/2kkmCfK via IFTTT
No comments:
Post a Comment