Wednesday, December 13, 2017

Ururka Islaamka oo Qudus u Aqoonsaday Caasimadda Falastiin

Magaalada Istanbul ee Turkiga waxaa lagu soo gababeeyey shir madaxeedka waddamada Islaamka, kaas oo magaalada Qudus ay ugu aqoonsadeen magaalo madaxda mustaqbalka ee Falastiin

from VOA http://ift.tt/2z9M92W
via IFTTT

No comments:

Post a Comment