Wednesday, December 27, 2017

Golaha Wasiirada Hir-Shabeelle oo la ansixiyay

Golaha Baarlamanka Hir-Shabeelle ayaa maanta kulan uu magaalada Jowhar ku yeeshay, waxa uu kalsoonida ku siiyay Golaha Wasiirada ee uu dhawaan soo dhisay madaxweynaha maamulkaas Maxamed Cabdi Waare.

from VOA http://ift.tt/2DWTXFz
via IFTTT

No comments:

Post a Comment