Thursday, December 28, 2017

Kenya oo dalkeeda ka mamnuucdey Shiishadda

Dowladda Kenya ayaa mamnuucdey isticmaalka iyo ka ganacsiga tubaakada Shiishadda ama Hookah oo sanadihii ugu dambeeyay ku soo badaneysay dalkaas.

from VOA http://ift.tt/2Cfm3eJ
via IFTTT

No comments:

Post a Comment