Sunday, December 24, 2017

Dhalinayaro ka soo Baxaysa Al-Shabab

Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed, Xasan Maxamed Xuseen ayaa sheegay inay soo badanayaan maleeshiyada ka soo goosanayaAl-Shabab. Waraysi uu siiyey idaacadda VOA ayuu ku sheegay Wasiirku in soo goosashada dhalinyaradaasi dhabar-jab ku tahay ururka.

from VOA http://ift.tt/2C161rt
via IFTTT

No comments:

Post a Comment