Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa si xooggan u cambaareeyey xarigga loo gaystay siyaasiga Cabdiraxman Cabdishakuur oo habeenkii Axaddii ay xireen ciidamada dawladda Soomaaliya.
from VOA http://ift.tt/2CFdxEQ
via IFTTT
No comments:
Post a Comment