Monday, December 18, 2017

DagaalGalabta Ka Dhacay Gobolka Hiiraan

Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya ee Jooga Soomaaliya iyo Maleeshiyada Al Shabab uu galabta ka dhacay duleedka Beledweyne.

from VOA http://ift.tt/2Bw2JcT
via IFTTT

No comments:

Post a Comment