Kooxda Manchester City ayaa kordhisay dhibcaha ay ku hogaamineyso horyaalka Premier League ee dalka Ingiriiska, ka gadaal marki ay 4-0 ku dardartay xalay kooxda Swansea City. from VOA http://ift.tt/2Bk6btj via IFTTT
No comments:
Post a Comment