Ugu yaraan 4 ruux ayaa la xaqiijiyay in ay dhinteen shan kalana ay ku dhaawacmeen, weerar ay maleeshiyo hubeysani maanta ku qaadeen Kaniisad ku taalla Koofurta magaalada Qahira ee caasimada Masar. from VOA http://ift.tt/2Cm5TAu via IFTTT
No comments:
Post a Comment