Sunday, June 10, 2018

Barn. Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan, Cabdullaahi Axmed Maalin, waxana uu ka warbixinayaa xaalka magaalada Beledweyne kadib fatahaadihi dhowaan dhacay

from VOA https://ift.tt/2sL9swB
via IFTTT

No comments:

Post a Comment