Maleeshiyada ururka Al-Shabab ayaa habeenkii xalay ahaa la sheegay inay weerar ku qaadeen deegaanka Kulbiyoow ee Gobolka Jubbada Hoose una dhow xuduudda dalka Kenya. from VOA https://ift.tt/2JrbH1r via IFTTT
No comments:
Post a Comment