Sunday, June 10, 2018

Dr. Beyle: Horumar Ayaan ka Sameynay Maaliyadda

Wasaaradda Maaliyadda ee Soomaaliya ayaa shalay faahfaahin ka bixisay yabooh lacageed oo ay ka heshay Bankiga Adduunka iyo Midowga Yurub, iyada oo wasaaraddu soo bandhigtay naqshadda sida ay u ekaan karto lacagta la sheegay in Soomaaliya loo soo daabacayo.

from VOA https://ift.tt/2LDOjva
via IFTTT

No comments:

Post a Comment