Wednesday, June 13, 2018

Isbaheysiga Sacuudiga oo weeraray Xudeyda

Isbaheysiga Sacuudiga uu hoggaamiyo ee taageeraya dowladda dibed-joogga ah ee dalka Yemen ayaa maanta billaabay weerar ka dhan ah magaalo xeebeedka muhiimka ah ee Xudeyda.

from VOA https://ift.tt/2MojuvO
via IFTTT

No comments:

Post a Comment