Golaha Wasiirrada Ethiopia ayaa maanta ansixiyay sharci ogolaanaya in la qaado xaaladda dag daga ah ee dalkaasi saarneyd tan iyo bishii Febraayo ee sannadkaan. from VOA https://ift.tt/2kGcPAq via IFTTT
No comments:
Post a Comment