Allaha u naxariistee, Maxamed Aaden Xirsi Teerra oo ka mid ahaa weriyayaasha rug caddaaga ah ee Soomaaliya ayaa maanta ku geeriyooday cisbitaal ku yaalla magaalada London. from VOA https://ift.tt/2JgS5ha via IFTTT
No comments:
Post a Comment