Xaalada deegaanka Baar-Sanguuni ee gobolka Jubada Hoose ayaa dagan kadib weeraro is-xigxigay oo Sabtidi ay Al Shabab ku qaadeen saldhiga ciidanka Dowlada Federaalka Soomaaliya ee halkaasi ku yaalla. from VOA https://ift.tt/2MhQzcw via IFTTT
No comments:
Post a Comment