Kooxda Manchester City iyo weeraryahan Sergio Aguero ayaa ku heshiiyay in laacibkan reer Argentina uu kusii nagaado naadiga ilaa sannadka 2021-ka, kaddib marki uu saxiixay qandaraas cusub. from VOA https://ift.tt/2pr4T8p via IFTTT
No comments:
Post a Comment