Madaweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa xalay magaalada New York kula kulmay xubno ka socday muslimiinta Mareykanka, wuxuuna ka hadlay xaaladda Soomaaliya. from VOA https://ift.tt/2xBhkCZ via IFTTT
No comments:
Post a Comment