Wednesday, September 26, 2018

Boosaaso: Dad loo xukumay falal argagixiso

Maxkamadda ciidamada Puntland ee darajada Koowaad ayaa maanta 6 nin oo la sheegay inay ka tirsan yihiin ururada Daacish iyo Al-Shabaab ku riday xukunno isugu jira dil iyo xarig.

from VOA https://ift.tt/2Q9DSBD
via IFTTT

No comments:

Post a Comment