Wednesday, September 19, 2018

ONLF oo ka hadashay wada-hadalka Ethiopia

Dowladda Ethiopia ayaa wada-hadallo la yeelatay ururka ONLF, wada-hadaladan ayaa ka dhacay magaalada Asmara. Afhayeenka ururka ONLF Caddaani Hirmooge oo ka mid ahaa xubnihii shirka ka qaybgalay ayaa VOA-da u sheegay in in labada dhinac uu isfaham guud dhexmaray iyaga oo dib isugu laaban doonaa todobaadyada soo socda. Caddaani Hirmooge oo haattan ku laabtay magaalada Addis Ababa ayaa u warramay Xuseen Barre  

from VOA https://ift.tt/2xmKaXI
via IFTTT

No comments:

Post a Comment