Habeenkii xalay ahaa waxaa si xun ugu dhaawacmay qarax loogu xiray baabuurkiisa Xildhibaan Maxamed Mursal Maxamuud Boorow oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. from VOA https://ift.tt/2OwONVW via IFTTT
No comments:
Post a Comment