Saturday, September 15, 2018

Doorashada Sweden: 8 Ruux oo Soomaali ah oo Xilal ku Guuleystay

Illaa iyo 7 ruux oo Soomaali ah ayaa ku soo baxay doorashooyinkii guud ee dhawaantan ka dhacay dalka Sweden. Leyla Cali Cilmi, ayaa ka mid ah dadka doorashada baarlamaan ee dalkaasi ku guuleystay.

from VOA https://ift.tt/2xbdQHe
via IFTTT

No comments:

Post a Comment