Ciidamo ka wada ka tirsan maamul goboleedka Galmudug ayaa habeenkii xalay ahaa isku rasaaseeyey duleedka magaalada Cadaado, arrintaas oo keentay dhimashada hal askari, iyo dhaawaca labo kale. from VOA https://ift.tt/2PRrcPP via IFTTT
No comments:
Post a Comment