Tuesday, September 18, 2018

Trump oo amray in la shaaciyo dokumentiyo sir ah

Madaxweyne Donald Trump ayaa ku amray Waaxda Cadaaladda Mareykanka in ay shaaca ka qaaddo dukumintiyo ku saabsan baaritaanka  la xiriira faragelinta la sheegay in Russia ay ku sameysay doorashadi Mareykanka ka dhacday 2016-kii.

from VOA https://ift.tt/2Nm5LcT
via IFTTT

No comments:

Post a Comment