Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay diyaar u tahay in ciidamo u dirto dalka Koonfur Sudan, si ay gacan uga gaysato ammaanka, una xoojiso nabadda dalkaas. from VOA https://ift.tt/2pkLWnY via IFTTT
No comments:
Post a Comment