Dabeylo iyo roobab xoogan oo ka dhashay duufaanta loogu magac-daray Florence ayaa wali garaacaya qeybo ka mid ah gobollada North Carolina iyo South Carolina ee dalkan Mareykanka. from VOA https://ift.tt/2NbUQCo via IFTTT
No comments:
Post a Comment