Thursday, September 20, 2018

Gaas oo booqasho ku tagey Sanaag

Maadaxweeynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wuxuu booqasho ku maray degmooyin iyo gobolo ka mid ah gobolka Sanaag, waxaana safarkiisa ku weheliya xildhibaano ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamanka Soomaaliya.

from VOA https://ift.tt/2pnjBgI
via IFTTT

No comments:

Post a Comment