Monday, September 17, 2018

Wasiir Oomaar oo u Waramey VOA

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Soomaaliya ayaa sheegay in diyaarad ogolaansho ka haysata dawlada faderaalka ah ee soomaaliya oo kaliya y ka soo dagi karto, isla markaana ka duuli karto garoomada Soomaaliya. Wasiir Maxamed Cabdullaahi Salaad, Oomaar oo magaalada Toronto ugu waramay wariyaha VOA-da, Xuseen Nuur Xaaji ayaa ugu horeyn faah faahin ka bixiyey ujeedada kulan ay magaalada Montreal ee dalka Canada kula yeesheen hay'adda ICAO.      

from VOA https://ift.tt/2D8hmrk
via IFTTT

No comments:

Post a Comment