Thursday, September 27, 2018

Dagaal ka dhacay xabsiga Boosaaso

Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in laba qof oo rayid ahi ku dhinteen, laba askarina ay ku dhaawacmeen kadib markii  maanta galinkii dambe dagaal dhex maray ciidamo ka tirsan maamulka Puntland iyo ciidamada ilaalada xabsiga Boosaaso.

from VOA https://ift.tt/2QbWqRS
via IFTTT

No comments:

Post a Comment