Dabeylo xawaarahoodu sarreeyo iyo roobab culus oo ay keentay duufaanta loogu magacdaray Mangkhut ayaa hadda garaaceysa jaziiradda Hong Kong iyo xeebaha bari ee dalka Shiinaha. from VOA https://ift.tt/2D0kFRp via IFTTT
No comments:
Post a Comment