Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo Madaxweynaha Soomaaliya ku matalaya shirka Gollaha loo wada dhan yahay ee Qaramada Midoobay ee magaalada New York, ayaa sheegay in uu kulamo la yeeshay dalal badan oo ay ka wada hadleen arrimaha Soomaaliya.
from VOA https://ift.tt/2R0ecJ1
via IFTTT
No comments:
Post a Comment