Christine Blasey Ford, oo bare ka ah jaamacadda Palo Alto ee gobolka California ayaa wargeyska Washington Post u sheegtay in Kavanaugh uu isku dayey inuu kufsado markii ay dhiganayeen dugsiga sare. from VOA https://ift.tt/2D2Wphk via IFTTT
No comments:
Post a Comment