Thursday, August 22, 2019

Axmed Madoobe iyo Xiddig oo madaxweynayaal loo doortay

Axmed Maxamed Islaam ayaa dib loogu doortay madaxweynaha maamulka Jubaland, codeyn maanta ka dhacday magaalada Kismaayo, halka xildhibaannada is-beddel doonka ay iyagana madaxweynaha Jubaland u doorteen xildhibaan Cabdirashiid Xiddig.

from VOA https://ift.tt/2Heu73h
via IFTTT

No comments:

Post a Comment