Wednesday, August 7, 2019

Baarlamanka Kenya oo loo gudbiyey mooshin ku aadan muranka badda

Baarlamanka dalka Kenya ayaa loo gudbiyey mooshin ku wajahan xukuumadda, kaasi oo ku saabsan habka ay tahay inay u xaliso muranka badda ee kala dhaxeeya Soomaaliya, si baarlamanka u ansixiyo.

from VOA https://ift.tt/2KKKEgr
via IFTTT

No comments:

Post a Comment