Thursday, August 22, 2019

Bandhigga VOA: Doorka qurbo-joogta ee dhaqaalaha Somalia

Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay doorka ay qurba joogta Soomaalida ku leeyihiin dhaqaalaha dalka, haddii ay noqoto maal-gashi ama lacagta ay dalka usoo diraan. Waxaa soo jeedinaya Jamaal Axmed Cusmaan.  

from VOA https://ift.tt/31VXL54
via IFTTT

No comments:

Post a Comment