Barnaamijka Bandhigga VOA ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan xarumaha aan ahayn hay'adaha caalamiga ah, ee laga sameeyo gudaha goobaha ay degan yihiin dadka baahiyaha qaba ee u baahan gargaarka bani'aadannimo. Waxaa soo jeedinaya Cabdixakiim Maxamuud Shirwac.
from VOA https://ift.tt/2z4kJKQ
via IFTTT
No comments:
Post a Comment