Saturday, August 17, 2019

Barn. Martida Mikrofoonka

Barnaamijka Martida Mikrofoonka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Aadan Mataan oo ah madaxa ururka ATM ee fadhigiisu yahay magaalada London, waxana uu Aadan Mataan ka hadlayaa xus ay u sameeyeen Alle ha u naxariistee Eng. Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Yariisow)

from VOA https://ift.tt/2YTgUaW
via IFTTT

No comments:

Post a Comment