Thursday, August 1, 2019

Cirro oo ka hadlay heshiiska xisbiyada Somaliland

Gudoomiyaha Xisbiga mucaaradka ee Wadani, Cabdiraxmaan Cirro ayaa maanta ka hadlay heshiiskii ay dhawaan gaareen saddexda xisbi siyaasadeed ee Somaliland. Cirro oo shir jaraa'id ku qabtay Hargeysa ayaa sidoo kale ka hadlay arrimo ay ka midyihiin dagaalka gobolka Sanaag. Wariyaha VOA-da Sagal Mustafe Xassan ayaa warbixintan noo soo dirtay.  

from VOA https://ift.tt/2Oydp50
via IFTTT

No comments:

Post a Comment