Suuqyada saamiyada Japan ayaa hoos u dhacay maanta, hase yeeshee uma xumeyn sida hoos u dhacii xoogganaa ee maalin ka hor asiibay suuqyada saamiyada Mareykanka, taasi oo sare u qaaday cabsida laga qabo burbur kusoo socda dhaqaalaha adduunka.
from VOA https://ift.tt/2Z5Jsxd
via IFTTT
No comments:
Post a Comment