Monday, August 5, 2019

Dowladda Soomaaliya oo toogasho ku fulisay laba Shabaab ah

Dawladda Soomaaliya ayaa toogatay maanta laba nin oo lagu helay inay ka tirsanaayeen maleeshiyada ururka Al-Shabaab, islamarkaana ay ku lug lahaayeen weerarro iskugu jira qaraxyo iyo khaarajin oo lala beegsaday muwaadiiniin iyo hay'ado Soomaaliyeed.

from VOA https://ift.tt/2GMeuQu
via IFTTT

No comments:

Post a Comment