Saturday, August 10, 2019

Duufaantaku dhufatay Shiinaha

Ugu yaraan 18 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen tobneeyo kalana waa la la'yahay, kaddib marki ay duufaanta Lekima maanta billowday in ay garaacdo bariga Shiinaha.

from VOA https://ift.tt/2Ksc3on
via IFTTT

No comments:

Post a Comment