Sunday, August 4, 2019

Eng. Yariisow oo Muqdisho lagu Aasay

Duqii hore ee Muqdisho Eng. Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa maanta aas qaran loogu sameeyay Muqdisho, kaddib markii maydkiisa laga keenay dalka Qatar oo uu Khamiistyii ku geeriyooday.

from VOA https://ift.tt/2GLCXFc
via IFTTT

No comments:

Post a Comment