Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa garoonka kubadda cagta Banaadir Stadium ee magaalada Muqdisho ugu magac daray duqii hore ee magaalada, Injineer Yariisow. from VOA https://ift.tt/31r0h39 via IFTTT
No comments:
Post a Comment