Wednesday, August 21, 2019

Golaha Ammaanka oo ka shiray xaaladda Soomaaliya

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta shir ka yeeshay xaaladda Soomaaliya, waxaana mas'uuliyiinta ka hadashay ka mid ahaa Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan.

from VOA https://ift.tt/30tUfik
via IFTTT

No comments:

Post a Comment