Iran hadda kadib iskama indha tiri doonto "dambiyada badeed" ee ka dhacaya Gacanka, waxaa sidaas maanta sheegay wasiirka arrimaha dibedda dalkaas, maalin kadib marki Tehran ay qabatay markab laga leeyahay Iraq, oo ay ku eedeysay inuu gudbinayey shidaal sharci-darro ah.
from VOA https://ift.tt/2OGxExl
via IFTTT
No comments:
Post a Comment