Wasaaradda arrimaha gudaha Israel, ayaa sheegtay inay Rashida Tlaib oo ka tirsan Aqalka Wakiilada Mareykanka, u ogolaatay inay booqato qoyskeeda degan Daanta Galbeed ee dhulka la haysto ee Falastiin. from VOA https://ift.tt/2YTkLF0 via IFTTT
No comments:
Post a Comment