Sunday, August 18, 2019

Jubbaland: Waxba laguma kordhinayo hannaaka doorashada

Guddoomiyaha guddiga doorashada Jubbaland Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay inaan loo baahnayn tallaabooyin kale oo la qaado si wax loogu kordhiyo hannaanka qabashada doorashada hoggaanka ee maamulkaasi.

from VOA https://ift.tt/2KXgtCu
via IFTTT

No comments:

Post a Comment