Friday, August 9, 2019

Lafta-gareen oo ku Baaqay Xasilooni ka Dib Dilkii Cali-Marguus

Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xassan Maxamed Lafta-gareen oo shalay ka qaybgalay aaska ganacsade Cali Aaden Marguus oo JImcihii lagu dilay magaalada Baydhabo ayaa ku baaqay in la joojiyo dilalka ku saleysan aanooyinka qabiil.

from VOA https://ift.tt/2N20sy7
via IFTTT

No comments:

Post a Comment