Tuesday, August 6, 2019

Mareykanka oo digniin u diray Turkiga

Dowladda Mareykanka ayaa maanta ka digtay in weerar kasta oo Turkiga ay ku qaadaan maleeshiyada Kurdish-ka ah ee Syria, uu noqon doono "mid aan la aqbali karin."

from VOA https://ift.tt/2KscEFk
via IFTTT

No comments:

Post a Comment