Ururka ONLF ayaa manata shir jaraa'id oo uu ku qabtay magaalada Addis Ababa kaga hadlay siyaasadda Itoobiya ee xilligan kala-guurka ah iyo doorka Soomaalida. Haddaba shirkaasi jaraa'id kadib ayaa Haaruun Macruuf uu khadka telefoonka ee Addis Ababa uu kula xiriiray Xoghayaha Guud ee Ururkaasi Cabdiraxmana Mahdi.
from VOA https://ift.tt/2zcvSJE
via IFTTT
No comments:
Post a Comment